2.
Markaan dhakhtarka arkay waxaan______ nabarka.
3.
Kalkaalisada_____ ii sheegtay qandhada.
4.
Shalay hooyaday waxay ______ dawo.
5.
Haddii Cali uu wadnuhu ___________, dhakhtarka u wac.
6.
Shan bilood kahor ayey Caasha sidan oo kale______.
7.
Cali_____ Caasha ayaa u tagay dhakhtarka.
8.
Marka nabarku bogsado ayaan ka saari doonaa ______.
9.
Ha ku odhan waad _________ ayuu ka nixine.
10.
Dawada dhakhtarku kuu qoray _____ tii hore mid ahaan qaado.
11.
Qandho iyo ______ ma leedahay?
12.
Carruurtii waa ku ______ biyihii magaalada.
13.
Ayuu ahaa bukaanka aad la_____.
14.
Cunto ma soo _____ subaxdan?
16.
Biyo miyaad cabtay _____?
17.
Hala Hadlin Bukaanka waayo indha waxba kama _____?
18.
U sheeg in aan ahay ____________.
19.
Haddii aan hadda wax laga qaban xaalkaagu wuu______.
20.
Usbuuca soo_____ ayaa lagu jiifin doonaa cisbitaalka.
21.
Gacanta midigta ayaa lagu_____ oo ma aha inaad dhaqdhaqaajiso.
22.
Laba ______ ku shub isha biddixda maalin kasta.
23.
Miyuu xanuunkii __________ soo noqday?
24.
Ballankaagu waa berri _____ subaxnimo.
25.
Saliid maqaarkaaga______ habeen kasta.
This is your last question. Please review your answers carefully. After you click "Submit" you will be presented with your results. (This may take up to 30 seconds to show.)
If you passed, you may be able to enroll in our Medical Healthcare Interpreter Training Course. You can start by taking the bilingual assessment.